Geraar jacayl oo macaan

Jacayl waa ilays nuura,Qalbigana iftiin siiya,Waa ubax aan diiqoonin,Oo da’ay roob wanaaga. Waa dareen deeqsiya ah,Qof walba wuxuu doonayo,Dhab ahaantii waa hodan,La’aantii nolol madaw. Jacayl kuma dhisna hadal,Erey mooyee ma jiro,Ee fal iyo ficil lamaane,Ayay furaha u tahay. Markuu run noqdo jacayl,Qalbi walba wuu nastaa,Waxaa laga dhaxlaa nabad,Iyo nolol waarta oo wacan. Geraar Jacayl (Gabar […]